Shuruudaha, Arkaanta, Waajibaadka iyo Sunanka Salaada
On Sale
$5.00
$5.00
Raasimaalka ugu qaalisan qofka Muslimka ah waa Salaada. Shanta salaadood ee aad maalin walba tukato waxay leeyihiin, Shuruudo, Arkaan[tiirar], Waajibaad iyo Sunan [sunnooyin] Hadaba halkan ka baro, iyaga oo cod iyo qoraal afsoomaali ah.