Your Cart
Loading

Dokumentiga Qiimaynta Qalabka Shinida

On Sale
£7.00
£7.00
Added to cart
Dokumentigan waxaa kuugu diyaar ah Qalabka ugu muhiimsan ee aad uga baahantahay bilaabida mashruuc lagu dhaqayo shinida. Qalabkan ayaa kuugu diyaar ah dalka Turkiga waxaana laguugu qiimeeyay calaa shay iyo xidhmo labadaba. Qofkii danaynaya inuu maalgashi ku sameeyo PDF kan tixraac qiimayn ayuu u noqon kaas oo xataa qiimaha Cargo dalka lagu keenayo kujirto. Madaama bangiyada dalku maalgashiga ku bixiyaan badeecada qiimaysan ama qiimahooda laqeexi karo. Fadlan markaad gadatid lambarka PDF ka ku xusan nagala soo xidhiidh si iibka qalabkan lagula dhamaystiro.
You will get a PDF (807KB) file