Your Cart
Loading

Hodansyl Wellness Recipe Book: Qorshaha Cuntada Caafimaadka Leh ee 21 Maalmood – 84 Recipes

On Sale
$25.00
$25.00
Added to cart

Ku soo dhowow Hodansyl Wellness Recipe Book—buug cunto caafimaad leh oo Af-Soomaali ku qoran, lagunaugu diyaariyey qorshe 21 maalmood ah.

Buuggan waxa ku jira 84 recipe oo faahfaahsan: quraac, qado, casho iyo snack maalin kasta. Recipe kasta wuxuu leeyahay bog u gaar ah, sawir tayo sare leh, qiyaasta maaddooyinka, waqtiga diyaarinta iyo tallaabooyin fudud oo aad raaci karto.

Waxaad ka heli doontaa:

• Qorshe cunto oo dhammaystiran 21 maalmood

• 84 recipe oo sawirro leh

• Quraac, qado, casho iyo snacks

• Qiyaaso loogu talagalay hal qof

• Tilmaamaha karinta iyo badbaadada cuntada

• Cuntooyin nafaqo leh oo si fudud loo diyaarin karo

• Digaag, kalluun, khudaar, badar dhan, smoothies iyo snacks caafimaad leh

• wuxuu ka qaybqaadanayaa miisaan dhimista

Buuggan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo doonaya inuu si fudud u qorsheeyo cuntadiisa, yareeyo wareerka maalinlaha ah, una diyaariyo qoyskiisa cuntooyin kala duwan.

Nooca alaabta: Digital PDF

Tirada bogagga: 86 bog

Luqadda: Af-Soomaali

Helitaanka: Waxaad PDF-ga soo dejisanaysaa isla marka aad iibsato.

Fiiro gaar ah: Kani waa digital download; buug daabacan boostada laguuguma soo diri doono. Buuggu waa hagitaan guud mana beddelayo talada dhakhtar ama nafaqeeye.

Waxaa qortay: Hodansyl

You will get a PDF (16MB) file