Your Cart
Loading

GANACSIGA RANJIYAYNTA CASRIGA

On Sale
£10.00
£10.00
Added to cart
Waxaynu ogsoonahay dhismayaashu inay kamid yihiin Ganacsiyada Magaalo iyo miyi labada ba ka socda. Hadaba Ganacsigan ayaa horumar badan laga sameeyay qaabka Guryaha, Meheradaha, Xafiisyada loo ranjiyeeyo adoo wakhti kooban ku fulinaya. Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qalabada muhiimka ah ee aad uga baahantahay hirgelinta Ganacsigan iyo talooyin la socda.
You will get a PDF (1MB) file