Your Cart
Loading

PDF Ka Naaxinta Xoolaha

On Sale
£5.00
£5.00
Added to cart

Ka dhig Xoolaahaga kuwo miisaan leh, caafimaad qaba, oo suuqa qiimo sare ku Yeesha!


Xooluhu waa labdhabrteena Dhaqaale waxaa Sanadkii hore Soomaali 1 Billion oo Doolar kasoo xeraysay iibka xoolaha Livestock trade. Hadaba si aan u barano habka xoolaha loo naaxiyo E-book-kan gaaban wuxuu ku barayaa qaabka ugu fudud ee ugu waxtarka badan ee naaxinta Idaha & Riyaha muddo kooban. Waxaad ka heli doontaa: habaynta xerada, qorshaha quudinta, diyaarinta cuntada maalintii la siinayo, caafimaadka, iyo sida loo iib geeyo Xoolaheena.


Haddii aad tahay beeraley, ganacsade ama qof doonaya in uu bilaabo mashruuca naaxinta — sidoo kale Whatsapp kan ayaad kasoo dalban kartaa hadaad rabto inaad moobilka ku iibsato PDF kan 00905528257930.



You will get a PDF (6MB) file