Your Cart
Loading

HodanSYL Wellness Smoothie Book

On Sale
$25.00
$25.00
Added to cart

Description-ka Smoothie Book-ga

Ku soo dhawoow HodanSYL Wellness Smoothie Book—buug ka kooban 81 bog oo ay ku jiraan smoothie-yo dabiici ah, macaan, nafaqo leh, isla markaana fudud in guriga lagu diyaariyo.

Buuggan waxaad ka heli doontaa smoothie-yo kala duwan oo laga sameeyey miro, khudaar cagaaran iyo maaddooyin caafimaad leh. Recipe kasta wuxuu leeyahay sawir qurux badan, maaddooyinka loo baahan yahay, habka diyaarinta iyo talooyin HodanSYL.

Buuggan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo doonaya:

  • Quraac fudud oo nafaqo leh
  • Tamar iyo firfircooni
  • Inuu kordhiyo cunista miraha iyo khudaarta
  • Smoothie caafimaad leh oo dhadhan fiican leh
  • Recipe-yo fudud oo waqti yar lagu diyaarin karo

Bilow safarkaaga caafimaadka leh adigoo maalin kasta ku raaxaysanaya smoothie dabiici ah oo ka socda HodanSYL Wellness.

Digital PDF | 81 bog | Af-Soomaali | Sawirro midab leh

Fiiro gaar ah: Buuggani waa hagaha cuntooyinka oo keliya, mana beddelayo talada dhakhtar ama khabiir caafimaad.

You will get a PDF (10MB) file