Buugga Socdaalka iyo Xusuusaha – Travel Planner Af-Soomaali (10 Bog PDF)
Safarkaaga ka dhig mid fudud, nidaamsan oo xusuus leh!
Travel Planner-kan Af-Soomaaliga ah wuxuu kaa caawinayaa inaad meel keliya ku ururiso dhammaan qorshaha safarkaaga.
Waxaad ku diyaarin kartaa:
• Goobta iyo taariikhda safarka
• Miisaaniyadda iyo kharashaadka
• Duulimaadka iyo hoyga
• Alaabta muhiimka ah ee aad qaadanayso
• Goobaha aad booqan doonto
• Hawlaha iyo xusuusaha safarka
Ku habboon fasax, booqasho qoys ama safar shaqo. PDF-ga waad daabacan kartaa ama waxaad ku isticmaali kartaa telefoon, tablet iyo computer.