Your Cart
Loading

Midnimo mase Musuqmaasuq

On Sale
$0.00
Free Download
Added to cart

Buug Bilaash ah oo Qalbigaaga Taabanaya – Qoray: Mr. Bazam


Soomaaliya maanta: qaran burburay, dad kala fog, dhalinyaro rajo beeshay, siyaasiyiin ku mashquulsan kursi – su’aasha taagan waa:


> Ma Midnimadii baa naga luntay mise musuqmaasuq baa na cunay?




Buuggan 100% FREE ah wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa:


Taariikhda midnimada & sida loo jabiyay


Musuqmaasuqka noo noqday nidaam nololeed


Qabiilka & qaran-duminta


Jiilka cusub & fursadaha isbeddelka


Baaq toos ah oo ku wajahan siyaasiyiin, dhalinyaro, odayaal & ganacsato



Buuggan wuu kaa qoslinayaa, kaa naxinayaa, kana toosinayaa.

Waa qaylo-dhaan wadani ah – adiga ayayna kugu socotaa!

You will get a PDF (333KB) file