Your Cart
Loading

10 Qalab muhiim ah mashruuca xoolaha

On Sale
£10.00
£10.00
Added to cart

Xooluhu waa lafdhabarta dhaqaale ee Soomali leedahay waxaa lagu qiyaasaa 300 ilaa 400 milyan oo Doolar oo adhi ah in sanad kasta wadama carabta u dhoofino. Hadaba mashruucan si aynu uga faa'idaysano waxaynu u baahanahay qalabka ugu muhiimsan ee lagu soo saari karo xoolo Hilib tayo sare leh caafimaad qaba maarayn fiican helay. PDF kan ayaan idiinku diyaariyay 10 badeecadood oo dalka Kenya laga soo iibsan karo waxtar wayna u leh qalabka mashruuca xoolaha.

You will get a PDF (15MB) file