Your Cart
Loading

Study Planner – Qorshaha Waxbarashada Af-Soomaali

On Sale
€4.99
€4.99
Added to cart

Qorshee maanta, horumar samee berri! 📚

Study Planner-kan Af-Soomaaliga ah oo ka kooban 20 bog PDF wuxuu kaa caawinayaa inaad habayso waxbarashadaada, maamusho waqtigaaga oo aad la socoto horumarkaaga.

Waxa ku jira:

✓ Yoolalka waxbarashada

✓ Jadwalka casharrada

✓ Qorshaha bisha, toddobaadka iyo maalinta

✓ Shaqooyinka guriga iyo mashaariicda

✓ Jadwalka imtixaannada iyo diyaarintooda

✓ Qoraallada casharrada iyo erayada cusub

✓ Dabagalka caadooyinka iyo natiijooyinka

✓ Dib-u-eegista bisha

Waxaad daabacan kartaa oo gacanta ku qori kartaa, ama ku buuxin kartaa app taageera foomamka PDF.

📥 Waa PDF dijitaal ah oo la soo dejisanayo; buug daabacan laguma soo dirayo.

You will get a PDF (4MB) file