Your Cart
Loading

HodanSYL Wellness everyday cookbook.

On Sale
$20.00
$20.00
Added to cart

Ku soo dhawoow HodanSYL Wellness every day Cookbook—buug cunto caafimaad leh oo ka kooban 95 bog, looguna talagalay qof kasta oo doonaya inuu guriga ku diyaariyo cuntooyin macaan, nafaqo leh oo fudud.

Buuggan waxaad ka heli doontaa cuntooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin quraac, qado, casho, salads, soups, bowls iyo cuntooyin fudud. Recipe kasta wuxuu leeyahay sawir midab leh, maaddooyinka loo baahan yahay, habka diyaarinta iyo talooyin waxtar leh oo HodanSYL ah.

Buuggan wuxuu kaa caawinayaa:

• Inaad diyaariso cuntooyin caafimaad leh oo dhadhan fiican leh

• Inaad hesho fikrado cusub oo quraac, qado iyo casho ah

• Inaad kordhiso isticmaalka khudaarta iyo cuntooyinka nafaqada leh

• Inaad kaydsato wakhti adigoo raacaya hab-raacyo fudud

• Inaad caafimaadka iyo dhadhanka isku darsato

Waxa ku jira:

✓ 95 bog oo cuntooyin kala duwan ah

✓ Recipe-yo fudud oo Af-Soomaali ah

✓ Sawirro qurux badan oo midab leh

✓ Maaddooyinka iyo habka diyaarinta

✓ Talooyin nafaqo iyo cunto-karin

Nooca: Digital PDF

Luqadda: Af-Soomaali

Waxaa qortay: HodanSYL

Soo dejiso buuggaaga maanta, kuna bilow safarkaaga cunto caafimaad leh adigoon ka tanaasulin dhadhanka macaan.

Fiiro gaar ah: Kani waa badeecad digital ah. Wax buug daabacan ah boostada laguguma soo diri doono.

You will get a PDF (21MB) file