Your Cart
Loading

Macmacaanka koobabka kujira ee casrigaa

On Sale
$20.00
$20.00
Added to cart

Macmacaanka Koobabka Casriga ah waa buug qurux badan oo kuu soo bandhigaya 20 cunto-karin oo macmacaan koobab ah, kuwaas oo ku habboon xafladaha, aroosyada, dhalashooyinka, kulamada qoyska iyo ganacsiga macmacaanka.

Buuggu wuxuu leeyahay sawirro tayo sare leh, qiyaasta maaddooyinka, habka diyaarinta tallaabo-tallaabo, tirada koobabka laga helayo iyo talooyin kaa caawinaya in macmacaankaagu noqdo mid dhadhan iyo muuqaalba leh.

Waxaad ka heli doontaa macmacaan ay ka mid yihiin strawberry iyo kareem, cheesecake liin, shukulaato mousse, pistachio tiramisu, Dubai chocolate crunch, pudding moos iyo kuwo kale oo badan.

Buuggan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo jecel macmacaanka, doonaya inuu xaflad qurxoon diyaariyo ama raba inuu bilaabo ganacsi macmacaan koobab ah.

Waxaa qortay: HodanSYL

You will get a PDF (7MB) file