Your Cart
Loading

Ganacsi Dukaan Caano iyo Delivery

On Sale
£15.00
£15.00
Added to cart

Iibinta caanaha iyo badeecadaha la xidhiidha sida caanaha geela, Caano maraaciga, Yoghurt yogorka, Cheese burcad, iwm Dukaan lagu gado oo u gaar ah ayaa PDF kan kaa siin qaabkaad u hirgelin lahayd iyo qalabka loo baahanyahay. Caanuhu waa badeecadaha loogu iibsiga badan yahay marka suuqa la fiiriyo waxaadna samayn kartaa inaad dukaan u furto Milk Shop sidoo kale delivery aad samayso. 00905528257930 kan kasoo dalbo. Waxaan sidoo kale idiin la wadaagaya shirkadd tusaale ah oo Ganacsigan oo kale samaysa ku dhufo lifaaqan.

You will get a PDF (4MB) file