Your Cart
Loading

Yoolalkaaga Ka Dhig Xaqiiqo – PDF Planner Af-Soomaali (20 Bog)

On Sale
€4.99
€4.99
Added to cart

Ma rabtaa inaad waqtigaaga si wanaagsan u maamusho oo aad yoolalkaaga gaarto?

“Yoolalkaaga Ka Dhig Xaqiiqo” waa planner Af-Soomaali ah oo kaa caawinaya inaad noloshaada habayso, horumarkaagana la socoto.

Waxaad ka heli doontaa qorshe maalinle iyo toddobaadle, maaraynta lacagta, caafimaadka, waxbarashada, ganacsiga iyo bogag aad fikradahaaga ku qorto.

Ku habboon in la daabaco ama lagu isticmaalo telefoon, tablet iyo computer.

• 20 bog

• Af-Soomaali

• PDF degdeg loo soo dejisan karo

• Alaab dijitaal ah—wax boosto laguuma soo dirayo

You will get a PDF (4MB) file