Your Cart
Loading

Ganacsiga Caanaha Geela

On Sale
£20.00
£20.00
Added to cart

E-Book gan waxaa loo qoray qofkasta oo mashruuca dhaqashada xoolaha gaar ahaan Caanaha Geela raba inuu bilaabo iyo dadka haysta Barqo maalka, Waxaaad ka helaysaa talaabooyin muhiim ah oo ku saabsan Qalabka mashruuca Caanaha geela loo isticmaalo oo cimriga caanaha dheeraya, Cowska loo Beeor Geela Calafka Geela Lasiiyo, Nafaqaynta iyo qodobo muhiim ah. Waa haga aad ka bilaabi kartid Maalgashiga mashruucan sida aad Geel Caano iyo Hilib Tayo leh usoo saartid.  sidoo kale Whatsapp kan ayaad kasoo dalban kartaa hadaad rabto inaad moobilka ku iibsato PDF kan 00905528257930.

You will get a PDF (10MB) file