Your Cart
Loading

25 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO

On Sale
£9.00
£9.00
Added to cart

Dokumentigan waxaan idiinku diyaariyay 25 Mashiin oo Lagu shaqaysan karo, Ganacsi furan lagu kordhin karo oo dhaqaale kuu samayn kara iyo Mashiino dalka looga baahanyahay oo Ganacsi ahaan loosii iibin karo. Mashiinadan waxaan kusoo xulay in Suuqa Soomaaliyeed Lagaga shaqayn karo faa'ido u leeyihiin Ganacsiyadeena. Hadaadan kaadh ku bixin karin kasoo dalbo 00905528257930.

You will get a PDF (4MB) file