Hagaha Buuxa ee Forex Trading (Af‑Soomaali)
Maxamud Forex Academy – Hagaha Buuxa ee Forex Trading (Af-Soomaali)
Ku baro Forex Trading si fudud, talaabo-tallaabo ah, adigoo isticmaalaya buuggan Af-Soomaaliga ah ee ay diyaarisay Maxamud Forex Academy.
Buuggan wuxuu ku barayaa:
💰 Waa maxay Forex iyo sida suuqa u shaqeeyo
📊 Fahamka pips, lots, leverage & margin
💻 Sida loo isticmaalo MetaTrader 4/5
📈 Farsamooyinka Technical & Fundamental Analysis
🧠 Maareynta khatarta iyo maskaxda ganacsadaha
🎯 Istaraatiijiyada guusha ee traders-ka waaweyn
✅ Ku habboon: dadka cusub ee raba inay bilaabaan Forex
✅ Luuqad: Af-Soomaali
✅ Qaab: PDF – Download toos ah