Your Cart
Loading

Flashcards-ka Xayawaanka – Soomaali iyo Swedish

On Sale
SEK160.00
SEK 160.00
Added to cart

Flashcards-ka Xayawaanka – Soomaali iyo Swedish

Ka caawi ilmahaaga inuu barto magacyada xayawaanka af-Soomaali iyo af-Swiidhish. Xidhmadan waxay ka kooban tahay 59 magac oo xayawaan ah, iyadoo magac kasta lagu baranayo labada luqadood—wadar ahaan 118 eray.

Kaadh walba wuxuu xayawaanka ku barayaa sawir iyo magaciisa, si ilmuhu ugu celceliyo erayga, u aqoonsado xayawaanka, una barto labada magac. Waxaad kaadhadhka u adeegsan kartaa barasho wadajir ah, ciyaar ama ku celcelin maalinle ah.

Qaybaha xayawaanka

Xidhmada waxaa ku jira xayawaan ka kala socda qaybo kala duwan, sida:

  • Xayawaanka guryaha lagu dhaqdo
  • Xayawaanka beeraha
  • Xayawaanka duurjoogta ah
  • Cayayaanka iyo xayawaanka yaryar
  • Xayawaanka biyaha ku nool

Waxa ku jira

  • 59 magac oo xayawaan ah
  • Magacyada oo ku qoran af-Soomaali iyo af-Swiidhish
  • Sawirro ka caawinaya ilmaha inuu xayawaanka aqoonsado
  • 118 eray oo labada luqadood ah

Sida loo isticmaalo

Tus ilmaha sawirka, weydii inuu magaca xayawaanka ku sheego af-Soomaali ama af-Swiidhish, dabadeedna ku celceliya magaca kale. Waxaad sidoo kale kaadhadhka u kala saari kartaan qaybaha xayawaanka ama ciyaar uga dhigi kartaan xusuusashada magacyada.

Kaadhadhkani waxay qoysaska ka caawinayaan inay carruurta ku dhiirrigeliyaan barashada af-Soomaaliga iyo af-Swiidhishka si muuqaal leh oo xiiso badan.


Djurflashcards på somaliska och svenska

Hjälp ditt barn att lära sig djurens namn på somaliska och svenska. Paketet innehåller 59 olika djurnamn. Varje djur presenteras på båda språken – sammanlagt 118 ord.

Med bilder och tydliga namn får barnet öva på att känna igen djur, säga orden och lära sig vad djuren heter på båda språken. Använd korten tillsammans hemma, under lek eller för korta stunder av språkträning i vardagen.

Djurkategorier

Paketet innehåller djur från flera olika grupper, till exempel:

  • Husdjur
  • Bondgårdsdjur
  • Vilda djur
  • Smådjur och insekter
  • Vattenlevande djur

Det här ingår

  • 59 olika djurnamn
  • Djurens namn på somaliska och svenska
  • Bilder som hjälper barnet att känna igen djuren
  • 118 ord på två språk

Så kan ni använda korten

Visa en bild och fråga barnet vad djuret heter på somaliska eller svenska. Säg sedan namnet på det andra språket tillsammans. Ni kan också sortera korten efter djurgrupp eller göra en lek där ni turas om att komma ihåg namnen.

Flashcardsen hjälper familjer att uppmuntra barn att lära sig somaliska och svenska på ett visuellt och lekfullt sätt.