Your Cart
Loading

GANACSIGA NADAAFADA CLEANING BUSINESS

On Sale
£5.00
£5.00
Added to cart

Dokumentigan waxaan ugu talogalay qofkastoo raba inuu bilaabo Ganacsi nadaafadda Gaadiidka, Guryaha, Ganacsiyada Iskoolada iwm. Dhamaan qalab tayo sare leh oo Talyaaniga iyo Tuyrkiga lagu farsameeyay qiimayaashooda iyo waxay qabtaan ayaa kuugu qoran waana Ganacsi magaalo kasta looga baahanyahay. kasoo dalbo  00905528257930.

You will get a PDF (3MB) file