
1000 kcal ( Fat loss Plan )
On Sale
€38.00
€38.00
documentigan dumar iyo rag wee isticmaali karaan . waxaad kaheli doontaa cuno isu dheeli tiran kaasoo loogu talagalay dadka ubaahan 1000 kcal si ay iskaga ridaan culeeska ama dufanta ( fat loss )
waxyaalaha aa kaheleysid waxaa kamid ah
- 3 cuno kala duwan taaso ukala qaaday 10 beri
- 10 beri uhoreysa cuno gooni
- 10 ka dhexe cuno kale oo tii hori kaduwan
- 10 ka udanbeysa cuno kale tii hore kaduwan
- Body tracker ( jirkaaga marka aa cabirtid warqada aa ku qori leheed )
- inta liitar biyo aa ubaahantahay in aa cabtid
waxaan huwaa hadii aa si sax u isticmaashid aadna jimicsi sameysid in aa hadafkaaga si fudud ku gaari doontid.