Your Cart
Loading

hadii aa joogtid wadamada Paypal laga ogoleyn fadlan whatsapp logo taawo soo whatsapp kuu geeyo, kadibna meesha aan qaabkale kugu soo diro.

About Me

Ugu horeen soo dhowow magaceyga waa Maxamedceyda ama ( Coach maxamedceyda) waxaan ahay Fitness coach . waxan bartay jirdhiska iyo raashiinka waxaana qibrad uleyahay mudo 6 sano ah. waxaan soo saaray arday gaareysa ilaa 10 , hadee noqdaan qof ubaahan Weight lose, weight gain iyo maintainance. hadana waxaan diyaar kula ahay in aan kaa caawiyo wax walboo kusaabsan fitnesska , hadee noqoto raashiin iyo jimicsiba