Your Cart
Loading

3000 kcal ( Weight gaining Plan )

On Sale
€38.00
€38.00
Added to cart

documentigan dumar iyo rag wee isticmaali karaan . waxaad kaheli doontaa cuno isu dheeli tiran kaasoo loogu talagalay dadka ubaahan

3000 kcal si ay iskugu kordhiyaan culeeska ( Weight gaining )


waxyaalaha aa kaheleysid waxaa kamid ah

  • 3 cuno kala duwan taaso ukala qaaday 10 beri
  • 10 beri uhoreysa cuno gooni
  • 10 ka dhexe cuno kale oo tii hori kaduwan
  • 10 ka udanbeysa cuno kale tii hore kaduwan
  • Body tracker ( jirkaaga marka aa cabirtid warqada aa ku qori leheed )
  • inta liitar biyo aa ubaahantahay in aa cabtid

waxaan huwaa hadii aa si sax u isticmaashid aadna jimicsi sameysid in aa hadafkaaga si fudud ku gaari doontid.

You will get a PDF (6MB) file

Customer Reviews

There are no reviews yet.