Transform Your Body
ku badal jirkaaga qaab ugu quruxda badan uguna caafimaadka fiicn. qofka kaliya goaankaas gaari karo waa adiga , nagu soo biir anagana an kaacaawino saa FIT kunoqon Leheyd
ku badal jirkaaga qaab ugu quruxda badan uguna caafimaadka fiicn. qofka kaliya goaankaas gaari karo waa adiga , nagu soo biir anagana an kaacaawino saa FIT kunoqon Leheyd
si aa u ogaatid waxyaalaha lagaaga baahanyahay inaa sameysoid si aa miisankaaga iskagaridid fadlan daawo videogan hoos yaala
"Asc coach marki igu horesay Maclin lan ayn isku daye ina misaan iska rido ila mudo sadax bil ayn waday Lkn wax isbadal madareemin kadib marki an kulaso xiriray o an bilaway cuntoyin isku dhelitiran ina cuno waxanba arkay sadxadi bil ugu horesay isbadl fican iyo natijo lagu farxo alhamdulilah manata mel fican ayn joga coach kega ayana u sawab ah dhirigalintisa iyo dulqadka adka u wangsan thank you coach 🤩
"Coach MaxamedCeyda
Thank you so much for transforming my body. Your guidance and dedication have had an immense impact on my life. I am truly grateful for your expertise and support. Thank you a million times!"
"Ugu horeyn Waakusalamay Coach. waxaan aad kaaga mahad celinaya sida aad jirkeyga isbadal weyn aad ugu sameesay , waxaan ka imaaday 55kg hadana waxaan maraya 74kg . ma aqaan qaab aan kugu mahad ceiyo , waxaan kuleyahay jir oo joog"
Get notified of new products and promotions directly to your inbox.