Your Cart
Loading

Fitness Coaching

Ku dhis jirkaaga sida ugu caafimaadka wanaagsan

Side ku noqon karta FIT

  1. Naftaada ka adkow

Waxa ugu horeyso ee aa ubaahantahay ayaa ah in aa naftaada ka adkaatid, marba hadii naftaada aa kacelin kartid waxyaalaha dhibaatada kuu keenaya, waxaan kuu hubaa Si fudud in aa hadafkaaga ku gaareysid.


  1. Joogteyn lyo jeceel la imow, waxa hadii aa joogteysid aadna jeceshahay cid kaa hor istaagi karta majiro in aa FIT noqotid

HOW IT WORKS

Programkaan hadii aa gadatid waxaa isbadal ku dareemi doontaa mudo 3bilood ah , hadii aa raacdid qaabka aan wax kugu qoray oo adigana aa joogteysid, dadkana qaab online iyo life training waa uqabtaa


Hadii aa xiiseyneysid Gurigaaga in aa jimicsi ku sameysid miisaana iskaga jartid Fadlan Videogan soo daao

Hadii aan somalia joogo sidee lacagta kudira?

Walaal hadii aa wadamada Paypal laga ogoleyn aa joogtid waxaad igala soo xiriiri kartaa whatsapp numberkeyga (+90 541 253 83 68)

kadib halakaas ayaa kugu soo diri doonaa qaabkale aa kusoo diri kartid