Your Cart
Loading

1500 kcal ( fat loss plan )

On Sale
€38.00
€38.00
Added to cart

documentigan dumar iyo rag wee isticmaali karaan . waxaad kaheli doontaa cuno isu dheeli tiran kaasoo loogu talagalay dadka ubaahan 1500 kcal si ay iskaga ridaan culeeska ama dufanta ( fat loss )


waxyaalaha aa kaheleysid waxaa kamid ah

  • 3 cuno kala duwan taaso ukala qaaday 10 beri
  • 10 beri uhoreysa cuno gooni
  • 10 ka dhexe cuno kale oo tii hori kaduwan
  • 10 ka udanbeysa cuno kale tii hore kaduwan
  • Body tracker ( jirkaaga marka aa cabirtid warqada aa ku qori leheed )
  • inta liitar biyo aa ubaahantahay in aa cabtid

waxaan huwaa hadii aa si sax u isticmaashid aadna jimicsi sameysid in aa hadafkaaga si fudud ku gaari doontid.


You will get a PDF (8MB) file

Customer Reviews

There are no reviews yet.