Luqada Somaliga
On Sale
£50.00
£50.00
Barashada Af-Soomaaliga
Ku soo dhawoow koorsada Barashada Af-Soomaaliga! 🇸🇴
Koorsadan waxaad ku baran doontaa Af-Soomaaliga si fudud oo tallaabo-tallaabo ah. Waxaad horumarin doontaa hadalka, dhageysiga, akhriska iyo qoraalka.
Waxaad baran doontaa erayo cusub, jumlado maalinle ah iyo wada sheekaysiyo kaa caawinaya inaad si kalsooni leh ugu hadasho Af-Soomaali.