About Me
Magacaygu waa Maxamed Siraaj. Waxaan ahay qoraa iyo dhiiri-geliye. Tiktok iyo Facebook waxaan si joogto ah ugula wadaagaa asxaabtayda qoraalo, sheekooyin iyo talooyin nololeed, oo aad u xiiso badan.