Your Cart
Loading
Only -1 left

Safarkii guurka sababay

On Sale
$2.99
$2.99
Added to cart

Sheekadani waxay ku saabsan tahay laba qof oo isku baranaya safar. Ka dibna wadaagaya xidhiidh jacayl, oo dhex jibaaxaya xaalado iyo dareemo kala duwan. Waxay noloshu isbaraysaa laba qof oo kala ujeedo ah, laakiin dhinaca dambe isku ujeedo noqonaya. Waa sheeko aad u xiiso badan oo u baahan akhris degan, goob xasiloon iyo dareen soo jeeda. Waxaan kuu rajaynayaa akhris wacan oo qiimo badan.

You will get a PDF (420KB) file